Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhamaan Shirkadaha sida tooskaa warqadani ugu socoto waxaan ku wargalinaynaa hadii aysan mudada loo qabtay Diiwaan galinta Shaqaalahooda Ajaanibta ee ka shaqeeya Xarumahooda u hogaansamin in tilaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono insha allaah.