Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Gobolka Hiiraan oo sadex degmo oo cusub lagu kordhiyay
    Somalia

    Dhagayso:-Gobolka Hiiraan oo sadex degmo oo cusub lagu kordhiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 1, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-shabeele mudane Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay saddex degmo oo ka mid noqonaya degmooyinka Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya.

    ย Wareegtadaan ayaa lagu shaaciyay Munaasabad kooban oo uu ka qeyb galay Cali Cabdulaahi Cosoble madaxweynaha Hir-shabeele taasoo ka dhacday magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan.

    Munaasabadda lagu magacaabay degmooyinkaan ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Xubno ka tirsan maamulka Hir-shabeele,kan Gobolka hiiraan,qeybhaha bulshada, Saraalkiil ka socotay UN-ka.

    Degmooyinka la magacaabay ayaa kala ah ย Halgan, Ceel-cali iyo Far-libaax ย seddexdaan degmo ee maanta uu magacaabay Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ka dhigaya degmooyinka Gobolka Hiiraan Siddeed degmo.

    Gobolka Hiiraan ayaa hore uga koobnaa shan degmo oo kala ahaa Baledweyne, Buula-barde,Maxaas,Jalalaqsi iyo degmada matabaan.

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/08/dd.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    October 19, 2025

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    October 19, 2025

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    October 18, 2025
    Latest Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk

    Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday

    ๐€๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฉ-๐ž๐ฑ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐›๐š๐ง ๐ก๐ž๐ฅ๐ฉ๐ฌ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฐ๐ข๐ง $๐Ÿ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฅ๐ž๐ฌ

    Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka

    Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.