Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Caaway Bosaso,waxaa ka jira baqdin xoog leh. 15-km,ayey usoo jiraan Alshabaab,waxayns baareen Gawaari Safar ahayd. Maalmihii lasoo dhaafay,waxaa jiray fariimo soo gaarayay laamaha amniga Puntland oo sheegayay khatar ka imaanaysa argagixisada.