Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Toos u Daawo Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Fadaraalka
    Somalia

    Video:-Toos u Daawo Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Fadaraalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 22, 2017Updated:February 22, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Munaasabad lagu caleemo saarayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka socota magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

    Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ah oo ka qeyb-galaya madax ay ka mid yihiin madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle.

    Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa sidoo kale goob joog ka ah munaasabadda.

    Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa sidoo kale goob joog ka ah munaasabadda.

    Waxaa sidoo kale, munaasabadda jooga wufuud heer sare ah oo ka socda dalal kale oo Carbeed iyo kuwa Afrikan ah.

    Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay in howlo adag ay horyaalaan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Hoos ka daawo muuqaalka oo Toos ah caleema saarka Madaxweynaha fadaraalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.