Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne Axmed Madoobe iyo wafti uu hogaaminayi,ayaa tagay Muqdisho. Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Ra’isalwasaare Rooble,ayuu Madaxweynuhu uga qaybgalayaa Muqdisho.