Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Xubin ka mid ah Mucaaradka jabuti oo ku geeriyooday Xabsiga jabuti
    Somalia

    Dhagayso:-Xubin ka mid ah Mucaaradka jabuti oo ku geeriyooday Xabsiga jabuti

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Xubin ka tirsan Guddiga xuquuqda aadanaha ee Jabuuti ayaa maanta u sheegay in uu geeriyooday maxbuus ka tirsanaa mucaaradka jabhadda FRUD oo muddo sannado ah xabsiga ku jiray.
     
    Maxamad Axmed Jabha ayaa wararku sheegayaan in uu dhintay maalintii Talaadada balse maanta uun la shaaciyay.
     
    Warar hordhac ah oo la isla dhexmarayey ayaa sheegayey in uu ku dhintay Xabsiga inkastoo maanta Guddoomiyaha Guddiga dawladda Jabuuti ee xuquuqda aadanaha Saleebaan Cumar Cudin ayaa sheegay in uu Isbitaalka ku geeriyooday.
     
    Saleebaan Cumar Cudin ayaa waraysi uu siiyey laanta Afka Somaliga ee VOA ayaa ka hadlay geerida Xubinta Mucaaradka jabuti,hoos ka dhagayso codka Gudoomiyaha.

     

     

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha Xuquuqul insaanka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/08/k-2.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Akhriso: Puntland oo war kasoo saartay maleeshiyaad soo galay xaduudkeeda, oo la qabtay

    September 21, 2026

    DEGDEG: Puntland oo qabatay maleeshiyaad loo wadday Xananbuure

    September 21, 2026

    Shirweynaha PDRC: Siyaasiyiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo caawa ku hoyanaya Garoowe

    September 20, 2026
    Latest Posts

    Akhriso: Puntland oo war kasoo saartay maleeshiyaad soo galay xaduudkeeda, oo la qabtay

    DEGDEG: Puntland oo qabatay maleeshiyaad loo wadday Xananbuure

    Shirweynaha PDRC: Siyaasiyiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo caawa ku hoyanaya Garoowe

    Puntland oo bilowday howlgal lagula dagaalamayo Burcad-badeeda

    UPDATE: Cutubyo kamid ah Ciidanka Puntland oo lagu daabulay Calmadow

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.