Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Guudlaawe iyo waxgaradka Hiiraan oo heshiis wada gaaray
    Somalia

    Madaxweyne Guudlaawe iyo waxgaradka Hiiraan oo heshiis wada gaaray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2022Updated:February 8, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta kulan ballaaran la qaatay oday dhaqameedyada iyo waxgaradka beesha xawaadle ee tabashada ka qabay maamulka Hirshabeelle, sida lagu sheegay qoraal lagu shaaciyay bogga xafiiska warfaafinta madaxtooyada Hirshabelle.

    Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in heshiis rasmi ah laga gaaray tabashadii ay ka qabeen maamulka, iyaga oo ku balamay in maanta wixii ka dambeeyo laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka.

    Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu u mahadceliyay odayaasha uuna aqbalay dhamaan qodobadii ay soo jeediyeen beesha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.