Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dekadda Garacad oo isu diyaarineysa in ay shaqo bilawdo bisha June 2022, hadii Alla idmo, ayaa soo iibsatey Tugboat cusub oo awood u leh inuu Dekadda kusoo xiro maraakiibta waa-weyn. Garacadport dekadagaracad Garacad puntland Somalia