Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka oo umuuqda in uu bilaabay weerarkii Ukrain
    Somalia

    Ruushka oo umuuqda in uu bilaabay weerarkii Ukrain

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha caafimaadka ee UK,ayaa sheegay in Ruushka ay durba u direen taangiyo iyo ciidamo gudaha dalka Ukraine, taasoo muujineysa duulaan.

    Sajid Javid ayaa u sheegay Sky News sidan: “Waxaan ku soo toosnay maalin aad u madow , marka loo eego waxa aanu arkayno ee socda, way cadahay in ruushku go’aansaday inuu weeraro Ukraine”

    “Waanu aragnay inuu aqoonsaday goboladan bari ee ka go’ay dalka Ukrain, waxaa hada muuqata inuu u soo diray taangiyo iyo ciidan badan, markaa waxaa iska cad in duulaanka Ukraine uu bilaabmay” ayuu sii raaciyay.

    Ra’isulwasaaraha Dalka UK ayaa la filayaa in uu arrintan ka hadlo sacaadaha soo socda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.