Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gaalkacyo,ayuu Roobka Gu’ga ka curtay,waxaana ka da’ay Magaalada Gudaheeda Roob fiican. Degmada Galaadi,ayuu iyadana Roob fiican ka da’ay. Degmada Bookh ee Deegaanka Somalida Itoobiya,ayaa iyaduna ka mid ah Magaalooyinka Roobku ka curtay.
Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?October 25, 2025