Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo ku gawaracay Afar Qof Lamu
    Somalia

    Alshabaab oo ku gawaracay Afar Qof Lamu

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 6, 2017Updated:September 6, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalamayaasha Al-shabaab ee ka dagaalama Kenya ayaa la sheegay in deegaanka Lamu ay ku Gowraceen ilaa Afar qof oo u dhashay Dalka Kenya sida ay shaaciyeen Ilo wareedyo ku sugan dalkaasi.

    Maydadka Afar qof oo la Gowracay ayaa laga helay Xaafad ku taala deegaanka Lamu ee dalka Kenya waxaana goobta lagu arkay gaaray Ciidamo ka tirsan Booliska dalkaasi.

    Goob joogayaal ayaa sheegay in Mudooyoonikii danbe Muwaadiniinta Kenya ku nool gaar ahaan shacabka aan muslimka aheyn ee dagan Lamu ay qabeen walaac dhinaca Amniga kadib markii ay hanjabaadyo kala Kulmeen Al-shabaab.

    Al-shabaab ayaa dhowr jeer dad sidaan oo kale ku Gowracay Kenya, Lamu waa mid ka mid gobalada ugu dhaqaalaha badan kenya waxaana ka taagan Xaalad cabsi ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    October 21, 2025

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    October 21, 2025

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    October 21, 2025
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.