Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Danmark oo dib uga noqotay go’aankii kala laabashada sharciyada Somalida ku nool dalkeeda
    Somalia

    Danmark oo dib uga noqotay go’aankii kala laabashada sharciyada Somalida ku nool dalkeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Denmarka ayaa soo saartay goโ€™aan ay uga laabtay qoysas Soomaalida dalkaas ku nool ka mid ah oo horey sheegtay inay kala noqotay sharciyada isla markaaa dalkoodi dib loogu celin doono.

    Wargeyska Politiken ee ka soo baxa dalkaasi oo arimahan wax ka qoray ayaa sheegay in qoysas badan oo Soomaali ah horeyna looga ceshtay sharcigga haatan dib looga laabtay goโ€™aankaas ka dib markii ay dhaleeceyn kala kulantay heyโ€™addaha u dooda xaquuqda aadanaha iyo qaxootiga dalkaasi.

    Heyโ€™adahan ayaa sheegay in qoysaskan oo Soomaaliya lagu celiyaa ay ka iman karto xaalad qatar ah oo soo wajahda carruuraha ku dhashay Denmark.

    Dhinaca kale, waxaa jira qoysas kale oo soomaali ah oo iyagana ka mid ah sideed boqol ee la sheegay in qiimeyn lagu sameyn doono kiisaskooda, kuwaasoo weli sugaya jawaabo la xirriira sida arrinkooda laga yeelayo, waxaana ay cabasho ka muujiyeen talaabadda dowladda oo ay arkaan mid ka baxsan xaquuqda aadanaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.