Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Odoyaasha Jaamac Siyaad oo beeniyay in ay Somaliland heshiis la galeen.
    Somalia

    Video:-Odoyaasha Jaamac Siyaad oo beeniyay in ay Somaliland heshiis la galeen.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Odoyaasha Beesha Jaamac Siyaad,ayaa iska beri yeelay warar ay faafiyeen warbaahinta SL oo sheegaya in heshiis dhexmaray iyaga iyo Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha SL Maxamed Kaahin.

    “Hadaan nahay Beesha Jaamac Siyaad waxaan la qayb nahay Dhulbahante kama baxsanin,lama aanan heshiin SL ,ma aqoonsanin maamulkooda iyo Dastuurkooda,waxa kaliya ee aan kuwada hadalnay in ay nagu soo wareejiyaan Ragii dilay Ninkayagii”Ayay yiraahdeen Odoyaashii Jaamac Siyaad.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.