Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Macno ma uleeyahay Somaliya ka mid noqoshada Suuqa Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika?
    Somalia

    Macno ma uleeyahay Somaliya ka mid noqoshada Suuqa Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wax kasta waxaa ka muhiimsan Amniga iyo Lacagta Wadanka xiligan oo xal loo helo.

    Labadaas marka laxaliyo,ayaa suuq yada ganacsi ee Afrika wax tar gaara inoo yeelan karaan.

    Wallow hada lafteeda aan laga maarmin balse danta Dadkeena iyo Dalkeena ayaa kahoraysa wax kasta.

    Dowlada Fadaraalka,waxaa laga rabaa sharciga ganacsiga iyo isku socodka Gobolada Somaliya in ay marka hore fur furto.

    Dalku Lacag ugaar ah oo loogu soo hagaago laguna midaysan yahay in uu yeesho,ayaa iyaduna muhiim ah.

    Dastuurka Fadaraalka wax badan oo dartiis uxaniban,ayaa jira isagana in la dhamaystiro lagana wada hadlo waa Qodob lama dhaafaan ah.

    Xubin ka noqoshada Suuqa Bulshada Bariga Afrika,waxaa ka macno badan in Somalidu marka hore iyadu is aqbasho oo yeelato Xeerar Ganacsi oo mideeya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.