Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin habka ay utoogteen Diyaaradaha Maraykanka Buufintii Basaas Ee Shiinaha?
    Somalia

    Faahfaahin habka ay utoogteen Diyaaradaha Maraykanka Buufintii Basaas Ee Shiinaha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dDalka Mareykanka,ayaa soo ridey buufin looga shakisan yahay in uu yahay Basaas Shiinuhu leeyahay.

    Buufintaas,ayaa dul heehaabaysay Hawada sare ee Xeebta South Carolina Todobaad kadib markii ay soo gashay hawada Mareykanka.

    Dadka Deegaanka,ayaa sheegay in Buufinku uu udhacay sidii Daruur dhaqaaqaysa oo soo degaysa.

    Dhowr Diyaaradood oo kuwa dagaalka ah iyo kuwa Shidaalka siiya,ayaa ka qaybqaatay howlgalkan,waxaana Gantaalka riday mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee F-22 oo ka timid Saldhigga Ciidanka Cirka ee Langley ee Virginia.

    Gantaalkan oo ahaa nooca loo yaqaan AIM-9X,ayaa la riday Abbaarihii 2:39 Duhurnimo, sida uu sheegay sarkaal sare oo Mareykan ah.

    Shiinaha,ayaa si adag u cambaareeyay weerarka Militari ee lagu qaaday buufintan, iyaga oo sheegay in buufintan loo adeegsanayay arrimaha saadaasha hawada iyo cilmibaaris.

    Shiinaha,ayaa ku doodaya in ay ku anbatay hawada Mareykanka si kama ah.

    Saraakiisha Mareykanka,ayaa beeniyay gebi ahaanba sheegashada Shiinaha.

    Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa soo ridey buufin looga shakisan yahay inuu yahay basaaska Shiinaha oo ku sugnaa xeebta South Carolina. pic.twitter.com/nZ4UhFLJrA

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) February 5, 2023
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.