Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Magacii Xaafiiska Urur Goboleedka IGAD ee Somaliya oo la badalay
    Somalia

    Magacii Xaafiiska Urur Goboleedka IGAD ee Somaliya oo la badalay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraal ka soo baxay xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in magacii hore ee uu urur goboleedka IGAD ku howlgalayay dalka Soomaaliya la bedelay.

    Xafiiska IGAD ee dalka Soomaaliya oo la furay sanadkii 2008dii ayaa howlaha loogu talagalay inuu qabto waxaa ka mid ah inuu ka caawiyo dowlada federalka Soomaaliya  nabad dhisida,ammaanka iyo xasiloonida iyadoo loo marayo dib u heshiisiin heer qaran.

    Balse qoraalkan ayaa lagu sheegay in xafiiska IGAD ee dalka Soomaaliya uu lahaa labo magac taasoo keentay in ay abuurto jahwareer ka dhashay aqoonsiga xafiiska.

    Ugu dambeyntii qoraalkan ayaa lagu sheegay in laga bilaabo maanta xafiiska uu ku howlgalayo magaca ah Xafiiska Howlgalka Gaarka ah IGAD ee dalka Soomaaliya,”IGAD Special Mission to Somalia (ISMS).

     

     

     

    Halkan hoose ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.