Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay waxqabadkisa Boqolka maalmood ee ugu horeeya.
Madaxweyne Farmaajo oo u warramay wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn wuxuu ka tacsiiyeeyey geeridi ku timid madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Generaal Cadde Muuse,hoos ka dhagayso.
Halkan ka dhagayso codka