Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hir-Shabelle oo yeelatay Madaxweyne cusub
    Somalia

    Hir-Shabelle oo yeelatay Madaxweyne cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka HirShabeelle ayaa maanta u doortay Maxamed Cabdi Waare inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedkaasi, ka dib markii uu helay 74 cod.

    Waxa uu wareegga labaad uga adkaaday Daahir Cabdulle Cawaale oo helay 23 cod.

    Maxamed Cabdi Waare oo looga adkaaday doorashadii ugu horaysay ee HirShabeelle, taasoo uu madaxtinnimada ku guulaystay Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa muddo kasoo shaqeeyay arimaha bani’aadannimada.

    Doorashada oo ka dhacday magaalada Jowhar ayaa timid ka dib markii uu baarlamaanka maamulkaasi xilka ka qaaday Cali Cabdullaahi Cosoble, walow Cosoble aanu aqbalin go’aankaasi.

    HirShabeellee ayaa ah maamulkii ugu dambeeyay ee kusoo biira nidaamka federaalka ee ay hadda ku dhaqanto Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.