Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Alshabaab oo mudo kooban Qabsaday Kayntaroolka Kalabayr Ee Duleedka Beledweyne
    Somalia

    Alshabaab oo mudo kooban Qabsaday Kayntaroolka Kalabayr Ee Duleedka Beledweyne

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa saaka waabarigii weerarray oo muddo kooban qabsaday koontaroolka Kalabeyr oo dhowr iyo labaatan KM waqooyi kaga beegan magaalada Beledweyne.

    Maleeshiyadan ayaa si gaadmo ah halkaasi ku taga, waxaana wararku sheegayaan inay dileen saddex ka mid ilaaladii kontaroolka.

    Koontaroolka Kalabery wuxuu u dhow yahay xadka Ethiopia iyo Somalia, waana isha ugu weyn ee dhaqaalaha uu ka soo galo maamulka gobolka Hiiraan. Koontaroolkan waxaa mara gaadiidka isku xira koonfurta iyo waqooyiga Soomaaliya.

    Wararka u danbeeyay waxay sheegayaan in maleeshiyadu ay halkaasi ka tagtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.