Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxda iyo Odoyaaasha Dhaqanka Ee Qawmiyadaha Somalida iyo Oromada
    Somalia

    Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxda iyo Odoyaaasha Dhaqanka Ee Qawmiyadaha Somalida iyo Oromada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Ra’iisal wasaaraha dalka ethiopia mudane haylamariam desalegn ayaa sheegay inuu manta kuqaabilay xafiiskiisa qaar kamid ah cuqaasha Ugaasyda iyo Odayaasha dhaqanka ee labada Qawmiyadood ee Oromada iyo Somalida Itoobiya,sidoo kale Madaxweynayaasha labada Deegaan.iyo Culumaa’udiinka.
     
    RW Haylumaryam ayaa u sheegay Madaxda,Culumada iyo Waxgaradka uu la kulmay in isku dhaca ay abuureen xubno tiro yar,isla markaana ukeeney dhibaato aad u balaaran oo ka dhacday Deegaankaas.
     
    Ra’iisal wasaare Haylamaryam ayaa tacsi tiiraanyo leh udirey dadkii ku waxyeeloobey collaaddii ka dhacday labada Deegaan.
     
    Ra’isalwasaaraha ayaa ugu danbayntii sheegay in uu arintaas wax ka qabanayo una maaraynayo sida qaabka uu ogolyahay Dastuurka Fadaraalka Itoobiya,isla markaana uu talaabo deg-deg ah qaadi doono.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.