Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan tahay booqashada Xoghayaha Guud Ee Muqdisho?
    Somalia

    Maxay ka dhigan tahay booqashada Xoghayaha Guud Ee Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Soonqaadka,ayuu doortaa booqasho uu ku tago Dal Muslim ah Sanad walba Xoghayaha Guud.

    Imaanshihiisa Somaliya,dhowr arrimood,ayay wax uga tari kartaa Somaliya…

    1.Somaliya in laga taageero arrimaha baniaadminimada (Culayska abaaraha).

    2. Somaliya in laga taageero arrimaha is-beddelka cimilada oo Africa Lacag badan loogu deeqay.

    3.Waxay kor u qaadaysaa Diblomaasiyada Somaliya (Weliba inuu caawa ku hoydo waa ictiraaf weyn).

    Muxuu ku sheegay khubadiisa?

    1.In Somaliya laga taageero Dowlad dhiska
    2.In Somaliya laga taageero Dagaalka Argagixisada.

    Malaga faa’idaystay booqashadiisa ?

    Nasiibdarro,waxaa la oran karaa lagama faa’idaysan oo socdaalkiisu,waxuu kusoo aaday markale,iyadoo Somalidu kala qaybsan tahay..

    1.Puntland oo aan qayb ka ahayn hogaaminta Xasan.

    2.Somaliland oo xasuuq Shacab kawada LC.

    Sidoo kale booqashadiisu waxay kusoo aadaysaa,iyadoon aysan waxba ka dhaqaaqin Qodobadii hortabinta ulahaa Dowlad dhiska Somaliya…

    B.Dayn Cafintii oo istaagtay.

    T.Dagaalkii argagixisada oo Wajigii hore fashilmay.

    J.Dastuurkii qabyo tirkiisii oo aan dhaqaaqin.

    Guteres wuu yaqaan Somaliya iyo xaaladaha ka jira,waxuuna khudbadiisa ku muujiyay in ay ubaahan tahay in laga caawiyo siday Dowlad udhisan lahaayeen,taasoo macnaheedu yahay Dowladna ma’ahan,Wadadii ay ku noqon lahaayeena mahayaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.