Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ugu danbayn Axmed Madoobe oo ka degay Adis-ababa
    Somalia

    Ugu danbayn Axmed Madoobe oo ka degay Adis-ababa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaad Maanta gaaray Adis-ababa caasimada Itoobiya Madaxweynaha JL Axmed Madoobe.

    Ujeedka socdaalkiisa,ayaa ku salaysan la kulanka Ra’isalwasaare Abiy oo uu martiqaad ka helay.

    Lixdii Bilood ee udanbaysay,waxuu Axmed ku mashquulsanaa sidii uu uga heli lahaa casuumad Dowlada Itoobiya.

    Sida xoguhu sheegayaan casuumadan iyo damaanadqaadka tagida Axmed ee Adis,waxaa fududaysay Dowlada Imaaraadka Carabta.

    Itoobiyada Abiy hogaaminayo waxay u aragtay Axmed Cadow ay tahay in si adag loola diriro,balse tagidiisa Adis waxa ay badali doonto lama saadaalin karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.