Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Prof.Samatar””Somali loo heshiiyay oo laga heshiiyay”Ayuu ku fasiray hal hayskii M.Xasan
    Somalia

    Video:-Prof.Samatar””Somali loo heshiiyay oo laga heshiiyay”Ayuu ku fasiray hal hayskii M.Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 29, 2023Updated:April 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Somali loo heshiiyay oo laga heshiiyay”Ayuu ku fasiray Prof.Samatar hal hayskii M.Xasan.

    Shan Qodob,ayuu ucuskaday dhaliishiisa Madaxweyne Xasan…

    1.Rabitaan mudo kororsi.
    2.Safaro badan oo aan waxba laga ogayn.
    3.Tixgelin la’aan Dastuur.
    4 Musuq baaxad leh.
    5.Eex xuduud dhaaf ah.

    Xasan Shiikh laysma lahayn Sanadka ugu horeeya ee hogaamintiisa,ayuu fashilmayaa.

    Waxaa muuqata in Da’ mooyee aysan wax kale ukordhin Madaxweyne Xasan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1652281085772935169?t=DwXoeaTn_QBlYeYzR-rK2w&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.