Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Banaanbaxyo hareeyay guud ahaan Pakistan xarigii Imran kadib
    Somalia

    Video:-Banaanbaxyo hareeyay guud ahaan Pakistan xarigii Imran kadib

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 10, 2023Updated:May 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xarigga Talaadadii ee loo geystay laacibkii hore ee ciyaaraha cricket-ka, ahna siyaasiga ugu caansan Pakistan marka loo eego ra’yiga dadka Pakistan, ayaa kusoo beegmay waqti adag oo Pakistan ay wajahayso culeys dhaqaale.

    Dowladda ayaa sheegtay in taageerayaasha xisbiga Khan ee Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ay weerar ku qaadeen dhismayaal muhiim ah oo dowladeed, ayna waxyeello gaarsiiyeen baabuurta gaarka loo leeyahay iyo kuwa dadweynaha.

    Booliska ayaa sheegay in 945 ka mid ah taageerayaashiisa lagu xiray gobolka Punjab kadib markii 25 baabuur oo boolisku leeyihiin iyo in ka badan 14 dhismo dowladeed oo la gubay.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.