Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo soo saaray amar kadib go’aanka Baanka Aduunka
    Somalia

    Xasan Shiikh oo soo saaray amar kadib go’aanka Baanka Aduunka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bankiga Aduunka,ayaa ku eedeeyey DFS in ay ku guul dareysatay la dagaalanka musuq-maasuqa iyo eexda shaqaaleynta.

    Wasiirka Maaliyadda,ayaa shir uga qeyb galay Washington oo eeddas loo soo jeediyey.

    Markaas kadib,ayuu soo saaray Warqadan Xasan Shiikh uu ku amrayo in laga shaqeeyo la dagaallanka Musuqa iyo maamul xumada.

    Baanka Aduunka,ayaa hakiyay Mashasriicdii uu ka fulinayay Somaliya kadib markii Dowlada Somaliya ku fashilantay Geedi socodkii Barnaamijka Dayn cafinta.

    Si gaar ah,waxaa Dowlada loogu dhaleeceeysy dhawar arimood oo kala ah..

     

    1.Wada shaqayn la’aanta Dowlad Goboleedyada.

    2.Wasiirka Maaliyada oo hogaamintiidu hoosayso.

    3.Madaxweynaha iyo Qoyskiisa oo faraha kula jira arimo musuq oo muuqda.

    4.Hanti dhowraha la magacaabay oo lagu dhaliilay musuq iyo khibrad yari.

    Sida muuqata M.Xasan Warqadiisan waxaa loo arkaa mid uu la tusayo Indhaha BC sababtoo ah musuqa ugu weyn,waxaa faraha kula jira isaga iyo Qoysaskiisa.

     

    “President @HassanSMohamud supports Cabinet’s anti-corruption directives, a major step for accountability in Somalia. The focus is combating corruption, enhancing public financial management, and fostering meritocracy. The President urges immediate implementation”.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.