Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaybtii Labaad Agabka Doorashada oo soo gaaray Garowe
    Somalia

    Qaybtii Labaad Agabka Doorashada oo soo gaaray Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa maanta soo dejiyay qaybtii 2-aad ee Agabka Doorashada Qof iyo Codka ah ee Golayaasha deegaanada Puntland.

    Agabka soo degsy,ayaa kala ah…

    B.Sanaadiiqdii Codbixinta.

    T.Qolka Codbixyaha.

    J. Khada farta (lagu calaamadinayo Codbixiyaha).

    X.Tooshka lagu xaqiijinayo Kaarka Codbixiyaha iyo farta codbixiyaha (Hadduu mar codeeyay qabanaya).

    Kh.Kolayadii Agabka lagu gurayay.

    Sidoo kale,waxaa qayb ka ah qalab kale oo muhiim u ah Doorashada.

    Waxaa socda udiyaar garowgii ugu danbeeyay ee Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland.

    Dadwaynaha Puntland ayaaa u dareeri doona codaynta doorashada golayaaasha degaaanka 25 may 2023.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.