Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa xaq uleh in uu ka taliyo waayaha Siyaasada Puntland?
    Somalia

    Yaa xaq uleh in uu ka taliyo waayaha Siyaasada Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qof aan Ururada Siyaasada ku jirin boos ugama banaana ka hadalka iyo jaangoynta Siyaasada Puntland.

    Si gaar ah Niman boobka iyo isdabamarinta Siyaasadeed kusoo fuulay masraxa una arka waxa kaliya ee ay kusii joogi karaan in ay tahay Suuqaas Madow oo sii socda Bulshadu uhakanmayso.

    Waxa ugu weyn ee ay samayn karaan waxay tahay in ay Xoogaa Qoryo ah oo ay ka samaysteen Dhiiga Shacabka Puntland meelaha la istaag-taagaan.

    Kun haday ku dhimanayso Dowlada halagu garabsiiyo hirgelinta Dimuqraadiyada,iyadaa wax noogu taal.

    Nin sheeganaya Siyaasi oo iskadaa in uu Aayaheena ka taliyee aan gaarsiisnayn xataa in Agaasime Waaxeed laga dhigo yuusan na isticmaalin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.