Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland iyo Hay’adaha Qaramada Midoobey oo kulan wada yeeshay
    Somalia

    Puntland iyo Hay’adaha Qaramada Midoobey oo kulan wada yeeshay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 15 May, 2022: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed E. Osman Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shir heer Caalami ah oo u dhexeeyey Dowladda iyo Hay’addaha Qaramada Midoobey.

    Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii Hay’addaha Caalamiga ah ay Gar-gaar bini’aadanimo oo xoogan ugu fidin lahaayeen Shacabka kasoo barakacay Xasuuqa Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood oo geystay khasaare Naf iyo maalba keh.

    Shirka waxa ka qayb galay guddiga Dawladda ee Arrimaha gurmadka bini’aadanimo ee Laascaanood.

    DHAMMAAD.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.