Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boolis cusub oo tababar looga furay Gaalkacyo
    Somalia

    Boolis cusub oo tababar looga furay Gaalkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland oo ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland, Wasiir kuxigeenka Amniga, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, Taliyaha Booliska Puntland, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug iyo saraakiil kale ayaa Maantay booqasho ku tagay Xerada tababarada General Carays Godad ee Degmada Gaalkacyo.

    Ciidamada oo ka tirsan booliska Dowladda Puntland ayaa mudo tababar u socday, waana dufcad cusub oo qaadan doonana tababaro kala duwan.

    Mas’uuliyiinta ayaa goobta kula hadlay ciidanka, kuna bogaadiyey in ay tababarka u qaataan sidii ay ugu adeegi lahaayeen Dalkooda iyo dadkooda.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.