Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Natiijada Doorashada Golayaasha Deegaanka PL oo la shaaciyay
    Somalia

    Natiijada Doorashada Golayaasha Deegaanka PL oo la shaaciyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 3, 2023Updated:June 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga KMG ee doorashooyinka TPEC,ayaa shaaciyey natiijada doorashooyinka Golayaasha Deegaanka.

    Natiijada,ayaa muujineysa in 72% ay usoo baxeen Dadkii isdiiwaangeliyay,taasoo ka dhigan in ay codeeyeen Dad gaaraya 186,181 Kun oo Qof.

    Waxaa harsan Codaynta 67-kun oo Qof oo ku kala nool Garowe,Dangoronyo iyo Godob-jiiraan.

    Ururada ugu awooda badan,ayaa noqday Mustaqbal,Ifiye,Kaah, Mideeye iyo Sincad.

    Doorashadan,ayaa PL uga dhigan mid macno weyn u leh,waxayna ka dhacday 33-Degmo.

    Dadweynaha reer PL,ayaa si weyn ugu faraxsan in ay Codkooda wax ku doortaan.

     

    Halkan ka akhriso sida loo kala helay:-

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.