Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jawaabta SNM Ee Warka kasoo baxay Golaha amaanka
    Somalia

    Jawaabta SNM Ee Warka kasoo baxay Golaha amaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka SNM,waxuu jawaab uga dhigay Warbixintii kasoo baxday Golaha amaanka Sadex Qodob oo kala ah…

    1.In si khaldan wax loogu sheegay QM.

    2.In Puntland hurinayso colaada LC.

    3.In Alshabaab qayb ka yihiin colaada.

    Sida muuqata jawaabta SNM maleh qiimo unoqon kara jawaab celin amarada iyo Eedaymaha kasoo baxay Golaha amaanka.

    SNM Milleteri ahaan ayay ujabtay markii hore,kadibna Maalinba maalinta ka danbaysa Siyaasiyan ayay usii hoobanaysay.

    Saakay,waxay maraysaa in loogu yeero Waqooyiga Somaliya oo laga gudbo magacii uhirgalay ee Somaliland.

    Sidoo kale in BC ku dhiirato ku dhawaaqista Muqadasnimada ilaalinta midnimada,Xornimada iyo Xuduudaha Qaran ee Somaliya.

    SNM ma lumin oo kaliya Sool iyo Sanaag ee waxay kaloo lumisay maqaamkii iyo fursadihii Siyaasadeed oo idil.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.