Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sidee Beelaha Somalidu ukala degaan Deegaamada?
    Somalia

    Sidee Beelaha Somalidu ukala degaan Deegaamada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 16, 2023Updated:June 16, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Khariiradii ugu macquulsanayd ee laga sameeyo Dhulka Somalida iyo sida ay Qabiilooyinku ukala degaan.

    Daarood awoodiisa Dhuleed oo lagu tilmaami karo 80% waa Dhulka haatan loo yaqaan Puntland ee Beelaha Harti.

    Galgaduud waxay Daaroodku ka degaan 1% wax lagu tilmaami karo.

    Gedo iyo Jubooyinka,waxay ka degaan Beelaha Daarood 70%.

    Dirta?

    Dhulka ay degto waxay ubadan tahay 90% Dhulka loo yaqaan Somaliland,guud ahaan Somaliyada kale si goos goos ah ayay ugu degaan wax lagu ururin karo 10%.

    Hawiye?

    Waa Beesha Labaad ee Dhulka ugu weyn degta marka laga soo tago Beesha Daarood,waxayna awoodeeda Dhuleed ka jirtaa Gobollada Dhexe iyo Banaadir oo ay ka yihiin 90%.

    Halka Gedo iyo Bay ay ka degaan 5% iyo Jubooyinka oo ay ka yihiin midna 50% midna 40%.

    Raxanweyn?

    Waa Beesha Sadexaad ee degta Dhulka ugu weyn,waxaana awoodeedu ka muuqataa oo ay ka yihiin 80% Bay,Bakool iyo Shabeellada hoose.

    Gedo waxay ka yihiin 10% ,halka Jubada Dhexe ay ka degaan 5%.

    Jareerweyn?

    Dhulka ay degaan,waa 1% guud ahaan Wadanka.

    Guud ahaan Beelaha Somalida?

    Waxay ugu kala badan yihiin Deegaamada marka Khariiradan laga tusaale qaato sida tan…

    1.Daarood 40%.
    2.Hawiye 35%.
    3.Dir 15%.
    4.Raxanweyn 9%.
    5.Jareer weyn 1%.

    Wax qaybsiga Siyaasadeed iyo dhaqaale khariiradan waa loo isticmaali karaa oo waa waaqici xaqiiqda udhow 99%.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.