Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Golaha amaanka oo si weyn utaageeray Doorashada Puntland
    Somalia

    Video:-Golaha amaanka oo si weyn utaageeray Doorashada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 23, 2023Updated:June 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixinteedii ugu horeysay ee dhawaan ay ka jeedisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing ku boorisay beesha caalamka in ay xoojiyaan taageerada Somaliya si ay ula tacaasho ugana guulaysato caqabadaha kala duwan ee horyaalla.

    “Guulaha ay Somaliya gaartay Sanadkan,waxaa ugu weyn Doorashada Qof iyo Cod ee Puntland ka hirgashay”Ayay tiri Wakiilka QM.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1672280929207824403?t=UePImeRljgSzIrMdqIgcKQ&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.