Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Isimada Puntland waa in aysan Dimuqraadiyada xagal daacin
    Somalia

    Faallo:-Isimada Puntland waa in aysan Dimuqraadiyada xagal daacin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Qodob,waa in aysan Isimada iyo haldoorka Siyaasadeed ee kusoo wajahan Garowe ka hor imaan,kuwaasoo kala ah..

    1.Madaxweynaha in Shacabku doorto.
    2.Xildhibaanada in Shacabku doorto.

    Balse in Deni lagu cadaadiyo in uusan dhaafin 8-Janaayo oo uu Doorasho xiligeeda ku qabto,waa loo baahan yahay.

    M.Deni iyo Xukuumadiisa,waxaa laga rabaa 6-da bilood ee uharsan in ay ku hirgaliyaan Doorashada Madaxweynaha iyo Baarlamaanka oo Cod Dadweyne ah.

    Ismu imaatinkan,waxaa wacnaan lahayd in Deni horay ugu dhawaaqo oo Dowladu hogaamiso,waase qaadan waayay taladii lagu siiyay sidaas.

    Haatan,muhiimadu waa in Dimuqraadiyada loo hiilliyo lana ilaaliyo 8-da Janaayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.