Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in Dowlada Somaliya Diyaarado dagaal soo iibsatay?
    Somalia

    Ma dhabaa in Dowlada Somaliya Diyaarado dagaal soo iibsatay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2023Updated:July 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaaradahan masoo iibsan lamana siin Dowlada Somaliya.

    Waxaa iska leh Dowlada Imaaraadka Carabta,waxayna ugu talagaleen in ay qayb uga noqdaan hawlgalka la dagaallanka Alshabaab.

    Si gaar ah,waxay ku caawinayaan Saadka iyo Dhaawaca Ciidamada ay Gacanta ku hayaan ee loo yaqaan (Ciidamada Imaaraadka).

    Diyaaradahan,waxaa xogtooda la ogaysiiyay Xaafiiska QM,waxaana Gacanta ku haya Pilot-yo Imaaraatiya oo amarka ka qaadanaya Saraakiil Imaaraatiya.

    Hawlgalka kadib,waxaa dib loogu celinayaa Diyaaradahan Wadanka Imaaraadka.

    Sidoo kale Dowlada Turkiga,ayaa iyana loo ogolaaday Diyaaradaha noocaana in ay keensadaan si Ciidanka ay tababareen hawl galka qayb uga noqdaan oo u adeegsadaan.

    Fududaynta Cunaqabataynta Hubka ee Somaliya kuma jiraan Diyaaradaha iyo Taangiyada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.