Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay Lacagta cusub Ee loo samaynayo Simaliya?
    Somalia

    Maxay tahay Lacagta cusub Ee loo samaynayo Simaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lacagtii taalay Sudan ee horay Suuqa usoo gashay,waxaa lagu bililiqaystay dagaalka Khartuum qayb ka mid ah.

    Lacagtaas,waxay ahayd mid loogu talagalay Somaliya oo xiligii M.Sh.Shariif,ayaa la saxiixay heshiiskeeda.

    Haatan Gudi loo saaray qiimaynteeda,ayaa soo gudbiyay warbixin oranaysa in aysan rajo lahayn,isla markaana Suuqa gashay Dayn dhan $14-Milyan looga leeyahay Somaliya.

    Qorshe cusub oo Somaliya Lacag loogu samaynayo,ayaa Baanka Aduunku gadaal ka riixayaa.

    Samaynta Lacagtaas,waxaa lagu qiimeeyay in ay ku kacayso $80-Milyan,waxaana Somaliya laga rabaa $30-Milyan oo ka mid ah.

    Ilaa iyo hada lama aqoonsana dhaqaalaha Somaliya,sababtoo ah,waxuu ku jaan go’an yahay Lacag Wadan kale,taasoo ah Dolar oo Dalku maleh Lacag Wadaniya.

    Siyaasada dhaqaalaha,waa Qodob ka mid ah kuwa masiiriga ah ee horyaalla Dowlada Somaliya,balse umuuqda in ay ka gaabisay.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.