Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin samaynta Santuukha horumarinta Puntland
    Somalia

    Faahfaahin samaynta Santuukha horumarinta Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya,waxaa wax loo qaybiyaa Sadex qaybood oo kala ah…

    1.Somaliland.
    2.Puntland.
    3.Bartamaha iyo Koonfurta.

    Dowladihii Faroole iyo Gaas oo xeerinaya in Dowladnimada Somaliya soo kabashadeedu dhaqaaqdo,ayaa tanaasul ka sameeyay arimo dhawr ahaa…

    1.In Somaliya KMG laga saaro oo loo aqoonsado Dowlad rasmi ah.

    2.Heshiiskii Baydhabo ee Khayraadka.

    3.Usoo wareejinta Xamar Hawada Somaliya.

    4.Barnaamijkii (New Deal).

    Haatan Dowlada Deni hogaaminayo way ka hawlgashay ka daba taga arimahaas lagu deg-degay Saxiixooda.

    Way ku guulaysatay Qodobo dhawr ah,iyadoo iska caabisay cadaadiskii BC iyo dagaalkii Villa Somaliya.

    PL waxay ku adkaysatay in dib loogu laabto wax qaybsigii Sadexda Waaxood ilaa inta laga helayo Dowlad Somaliyed oo masuul ah.

    BC ,way aqbashay doodii PL,waana mida keentay in la yagleelo Golaha horumarinta Dhaqaalaha PL oo noqon doona…

    1.Santuukh lagu shubo dhaqaalaha horumarinta PL.

    2.Xarun uhawlgasha soo jiidashada maalgashiga.

    Golahan,waxaa Gudigiisa Xubno ka noqon doona Wakiilo BC ah si kalsoonida lagu qabo kor loogu qaado.

    PL way diiday in Mashaariicdeeda Xamar lagu farataysto oo Calaal yar loosoo gudbiyo.

    Sidoo kale way diiday in ay usii dulqaadato Siyaasadaynta Mashaariicda horumarineed.

    Wadankan inta uu yeelanayo Dastuur ilaaliya xuquuqaha Muwaadiniinta oo xakameeya hogaamiyaha aan masuulka ahayn PL way Madax banaanaanaysaa.

    Jobril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.