Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burco iyo Hargaysa oo ay ka bilowdeen Kacdoono Shacab
    Somalia

    Burco iyo Hargaysa oo ay ka bilowdeen Kacdoono Shacab

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2023Updated:August 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kacdoono Shacab,ayaa ka bilowday Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo ee Somaliland.

    Kacdoonasa,ayaa lagu taageerayaa Jamhada Gacan Libaax ee ka diriraysa mudo kororsiga Muuse Biixi iyo khariirada Doorashada Xisbiyada iyo Madaxtooyada SL.

    Sidoo kale iska hor imaad dhexmaray Maleeshiyada Jamhada Gacan Libaax iyo Ciidamada SL,ayaa dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

     

    Daawo Kacdoonka Shacabka Ee Ceeri-gaabo

    Kacdoonka Shacabka oo gaaray Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceeri-gaabo. pic.twitter.com/SUfxiAt4ob

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 11, 2023

     

    Daswo Calanka Buluugga ah oo la suray SL

    30-Sano kadib Shacabka Gobollada Waqooyi oo dajiyay Calanka Maamulka ay aadka ujeclaayeen ee SL kuna badashay midka ay danbi ahayd Qofkii Midabkiisa ku labista ee Calanka Buluugga Somaliyed. pic.twitter.com/yymXcrNZX2

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 11, 2023

    Daawo muuqaalka Kacdoonka Shacabka Burco.

    Burco,waxaa ka bilowday Kacdoon Shacab. pic.twitter.com/AJtbypj9t1

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 11, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.