Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imaaraadka oo Maalgashi balaaran ku samaynaya Itoobiya
    Somalia

    Imaaraadka oo Maalgashi balaaran ku samaynaya Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 18, 2023Updated:August 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada imaaraatka,ayaa heshiis Ganacsi iyo maal gashi balaaran la galaysa Dowlada Itoobiya.

    Imaaraatka,ayaa kaalinta Labaad kaga jira Ganacsiga iyo Maalgashiga Itoobiya ee Wadamada Carbeed marka laga soo tago Sacuudiga.

    Itoobiya,waa dalka 3-Aad ee Dahabka ugu badan udhoofiya Dalalka Carabta.

    Sodoo kale waxay udhoofisaa Itoobiya Wadamada Carabta Bunka iyo Xoolaha.

    Itoobiya,waa Suuq Ganacsi oo balaaran,waxuuna Imaaraatku udanaynayaa in Dekadaha Fujayra iyo Jabal Cali noqdaan Ilaha koowaad ee wax looga soo dhoofiyo dalka Itoobiya,waxuuna ka wal wal qaba Dekadaha Turkiga,Shiina iyo Sacuudigu in ay kala wareegaan dhoofinta Badeecadaha Itoobiya usocda.

    Wadamada Carabtu waxay rabaan in ay xag sadaan kaalintooda dhaqan dhaqaale ee Geeska Afrika.

    Sidoo kale reer Yurub,ayaa iyaguna kasoo wareegaya maalgashiga Qaarada Aasiya.

    Shiinaha,Turki iyo Ruushka,ayaa iyaguna Tartanka qayb balaaran ka ah,waxayna Qolo Kasta dadaal ugu jirtaa siday ku kasban lahayd suuqa Geeska Afrika.

    Dunida,ayaa markan tartan ugu jirta xariirka dhaqaale ee Geeska Africa,waxaa jira niyad jab weyn oo caalamku ka qaaday soo kabasho yarida Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.