Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Halkee marayaa dhismaha wadada 3G ee isku xiraysa Dekedda Garacad & Itoobiya ?
    Somalia

    VIDEO: Halkee marayaa dhismaha wadada 3G ee isku xiraysa Dekedda Garacad & Itoobiya ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha wadada 3G ee isku xiri doonta dekedda cusub ee Garacad, Gaalkayo iyo degmada dhacda xadka Itoobiya ee Goldogob, taas oo si dardar leh ku socota hadda.

    Dhismaha wadadan oo ah mid si isku-tashi ah ayaa noqonaysa mid saameyn baaxad leh ku yeelata suuqa shaqo ee Dekedda Garacad, oo mashruuca ugu weyn ee abid Soomaalidu ku dhisatay si isku-tashi ah. Dekedda Garacad oo hadda shaqeysa ayaa sidoo kale la filayaa in lasoo afjaro dhismaha wajigeeda saddexaad.

    https://www.facebook.com/i455353/videos/2688194261320869

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.