Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kala socotaa Shirka Brics Ee Koonfur Afrika ka dhacaya?
    Somalia

    Maxaa kala socotaa Shirka Brics Ee Koonfur Afrika ka dhacaya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Shiinaha oo ka degay Koonfur Afrika si uu uga qaybgalo Shirka.

    Balse Putin waxay ubadan tahay in uu uga qaybgalo Aalada layska arko.

    Sidoo kale maalin ka hor,waxaa sii tagay Koonfur Afrika Madaxweynaha Brazil.

    Brics,waa loolan ay ka danbeeyaan Shan Wadan oo lagula loolamayo dhaqaale ahaan Maraykanka,kuwaasoo kala ah….

    1.Ruushka.
    2.Shiinaha.
    3.Hindiya.
    4.Brazil.
    5.K.Afrika.

    Dalalkan,waxay ka yihiin Dhaqaale ahaan caalamja 23%,halka Dad ahaana ay ka yihiin 40%.

    Ruushka oo Dalalkan ka mid ah,waxuu si weyn ugu Dhiig baxay dagaalka Ukrain.

    Shiinaha oo asna ku jira 5-ta Wadan,waxaa soo wajahay Sanadkan hoos udhac Dhaqaale oo balaaran.

    Hindiya,waxay Maraykanka uga heshay maalgashi iyo isdhaafsi Ganacsi cadaadiska Kooxdan ee Dollar-ka.

    Isku soo wada duuboo lama filayo Brics in ay soo kordhiyaan wax weyn oo la yaab leh.

    Madaxweynaha Shiinaha oo ka degay Koonfur Afrika si uu uga qaybgalo Shirka.

    Balse Putin waxay ubadan tahay in uu uga qaybgalo Aalada layska arko.

    Sidoo kale maalin ka hor,waxaa sii tagay Koonfur Afrika Madaxweynaha Brazil.

    Brics,waa loolan ay ka danbeeyaan Shan Wadan oo lagula… pic.twitter.com/XK6fJCq31g

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August 22, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.