Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin kulanka dhexmaray Isimada Mudug iyo Axmed M.Fiqi
    Somalia

    Faahfaahin kulanka dhexmaray Isimada Mudug iyo Axmed M.Fiqi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Fiqi si macquul ah,ayuu uhadlay kulankii Maanta,waxuuna sheegay….

    1.In uusan ahayn kulankan mid Siyaasadeed oo uusan wakiil ka ahayn Dowlad ee uu yahay Oday Beesha Sacad ka dhashay oo utaagan ka shaqaynta amniga Gobolka.

    2.In uusan ku raacsanayn warka kasoo baxay Hanti dhowraha Xamar ee ka dhanka ah Dekeda Garacad.

    3.In uu dadaal gelinayo helida Mashruuca Dhismaha Wadada Garacad-Goldogob.

    4.In Beesh Sacad ay ka go’an tahay ilaalinta Xasiloonida iyo wada noolaanshaha Mudug.

    Islaan Bashiir iyo Isimadii kale dhankooda,waxuu usheegeen Fiqi…

    1.In uu yahay Wiilkoodii oo sokeeye ah oo ay soo dhawaynayaan.

    2.In xasiloonida iyo Amniga Mudug lama taabtaan yahay,Fiqi iska ilaaliyo in loosoo adeegsado carqaladayntiisa.

    3.In Mashruuca Wadada isaga looga fadhiyo dabagalkiisa maadaama uu yahay Deegaan wax ka leh Dekeda Garacad.

    4.In ay Xasan u arkaan Nin aan wanaag rabin.

    Kulankaas,waxuu kusoo idlaaday ballan ah ilaalinta amniga Mudug.

    Fiqi iyo koox la socotay,waxay ugudbayaan Wisil Berri,iyagoo ururinaya Maleeshiyaad iyo Hub qayb ka noqda dagaalka argagixisada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.