Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Siyaasiyiin la xirnaa Cabdi Iley oo lasii daayay
    Somalia

    Siyaasiyiin la xirnaa Cabdi Iley oo lasii daayay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    10 kamid ah maxaabiista Soomaalida ahaa ee la xirnaa Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley)) ayaa laga sii daayay xabsiga Qaliti ee caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.

    Maxaabiista la sii daayay ayaa waxaa kamid ah Cabdirisaaq Saxane oo ahaa Wasiirkii xafiiska Cabashooyinka ee xukuumaddii Cabdi Iley iyo Maayirkii magaalada Jigjiga.

    Sidoo kale, Farxaan Cabdi Maajuun oo ahaan jiray Xildhibaan laga soo doortay degmada Wardheer, soona noqday Guddoomiyihii goballada Af-dheer iyo Shabeele, waxaana intii uu joogay gobalka Shabeelle uu u suurageliyay kooxdii TPLF dhaca dhulbeereedka deegaanka. Iyagoo sidoo kale maalgashi malaayiin ah uga qaatay.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026
    Latest Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.