Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Karaash oo ballanqaad u sameeyay hoggaanka iyo shacabka Sool
    Somalia

    VIDEO: Karaash oo ballanqaad u sameeyay hoggaanka iyo shacabka Sool

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madadaxweyne kuxigeenka, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta tagay xuduudka gobalka Sool uu la wadaago maamulka Somaliland ee duleedka Oog ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay taageerada mowqif kasta oo ay gaaraan dadka Reer SSC.

    Karaash ayaa sidoo kale sheegay in ay diyaar u tahay dawladda Puntland difaaca dadkeeda iyo dalkeeda, balse horey guusha la gaaray ugu maqneyd muwaafaqo la,aan ka dhex jirtay dadka Sool, isagoo ballanqaaday isbarbar taag.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/844604497028658

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.