Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kasoo baxay wadahadalladii dowladaha Somaaliya iyo Itoobiya?
    Somalia

    Maxaa kasoo baxay wadahadalladii dowladaha Somaaliya iyo Itoobiya?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO — 

    Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Salah Axmed Jamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassan, iyo wafdi uu hogaaminayay oo maanta Muqdisho tagay.

    Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Soomaaliya, labada masuul ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka dhinacayada kala duwan ee labada dal.

    Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Salah Axmed Jamac ayaa sheegay in wada hadalkooda ay xoogga ku saareen xiriirka labada wadan ee dhinacyada ganacsiga, horumarinta dhaqaalaha, waxbarashada, amaanka iyo la dagaalanka al-Shabab.

    Dhinaca kale, Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Ethiopia Demeke Mekonnen Hassan ayaa ka mahad celiyay sida loogu soo dhaweeyay Muqdisho.

    Waxa uu hoosta ka xariiqay sida dowladda Ethiopia ay uga go’antahay sii wadista taageerada ay u fidineyso dowladda Soomaaliya.

    AP,

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    July 29, 2026

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026
    Latest Posts

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni ‘𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡’

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.