Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo ukala Dab qaadaya Deni iyo Xasan Shiikh
    Somalia

    Maraykanka oo ukala Dab qaadaya Deni iyo Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cadaadiska Beesha Caalamka oo Maraykanku hormuud ka yahay,ayaa Labada dhinac ku khasbay in ay dabac muujiyaan.

    Deni oo sii socodkiisii kula kulmay Adis-ababa Saraakiil Maraykan ah,ayaa aqbalay in uu soo gudbiyo waxa uu ka rabo awood qaybsiga Siyaasadeed ee Dowlada Fadaraalka.

    Sida xoguhu sheegayaan ,Deni,waxuu ballamay soo laabadkiisa in uu soo gudbin doono tabashadiisa ku Aadan Awood qaybsiga Siyaasadeed.

    Marka laga soo tago khilaafka Dastuuriga ah ee ka dhex jira Dowlada Dhexe iyo Puntland,waxaa iyaduna khilaaf weyn ka jiraa awood qaybsiga Siyaasadeed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.