Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhakhtar loogu dilay Aaano Qabiil Magaalada Gaalkacyo
    Somalia

    Dhakhtar loogu dilay Aaano Qabiil Magaalada Gaalkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Gaalkacayo,ayaa lagu dilay Dhakhtar ka shaqeeya Caafimaadka Bulshada, kaas oo lagu magacaabi jiray Allah ha u naxaristee Dr Zakariye Cabdi Jaamac, waxaana dilkiisu argagax geliyey bulshada Gobolka iyo guud ahaan Puntland.

    Dilkiisa,ayaa waxaa sababay Aano Qabiil oo udhaxaysa Beesha uu kasoo jeeday iyo Beel kale oo isla Gobolka ah.

    Saakay,ayaa lagu Aasay  Magaalada Gaalkacyo,waxaana ka qaybgalay Aaskiisa guud ahaan Dhakhaatiirta Gobolka,waxayna ku dhawaaqeen Sadex Beri oo Shaqo joojin ah.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Waxaan waxba kala aqoon oo aan waxba xeerinayn oo ah Cawaan aan mudnayn in Ummada lagu dhex siidaayo,ayaa helay Dhakhtarka.

    Waa wax foolxun Dhakhtar ay dileen kuwii Dawaynta ugu yimid.

    Waa dhaqan aan laga filayn Bulsho reer PL ah in ay leedahay.

    Rabbi ha'unaxariisto janadiina… pic.twitter.com/jnDyAGUqpO

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 10, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.