Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dilkii Dhakhtarka ma Alshabaab,ayaa si dadban uga danbaysay?
    Somalia

    Dilkii Dhakhtarka ma Alshabaab,ayaa si dadban uga danbaysay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2023Updated:September 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninka Dilay Dhakhtarka ee lahaa Gacanta,waxaa la yiraahdaa Salmaan,waxuu ka shaqayn jiray Maqaaxi uu lahaa Nin Seedigiis ahaa oo qabay Walaashii oo ahaa argagixisada kuna jiray 18-kii lagu toogtay Gaalkacyo.

    Dilalka Gaalkacyo ka dhaca,waxaa si dadban iyo si toos ah umaalgeliya oo u abaabula argagixisada.

    Beelaha Gobolka Mudug wax ka dega ee Majeerteen balse aan ahayn Cumar Maxamuud,waxay ku kiciyaan in ay iska dulqaadaan Gumaysiga Maxamuud Saleebaan.

    Halka kuwa Daarood ay ku abuuraan Cadaawad ah iska dhiciya Majeerteen.

    Waa hababka ay argagixisadu ku shaqaysato oo ay iskugu dhufato Bulshada meel walba oo Somaliya ka mid ah.

    Sidoo kale argagixisadu waxay maalgelisaa Iibinta Khamriga iyo Maandooriyayaasha kale,waxayna si dadban u dhiirigelisaa Kufsiga.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ninka Dilay Dhakhtarka ee lahaa Gacanta,waxaa la yiraahdaa Salmaan,waxuu ka shaqayn jiray Maqaaxi uu lahaa Nin Seedigiis ahaa oo qabay Walaashii oo ahaa argagixisada kuna jiray 18-kii lagu toogtay Gaalkacyo.

    Dilalka Gaalkacyo ka dhaca,waxaa si dadban iyo si toos ah umaalgeliya… pic.twitter.com/BPy6u8OSYJ

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 14, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.