Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maqaal:-Isku dhajinta Sawirka Xasan Sool maxay ugoyn kartaa?
    Somalia

    Maqaal:-Isku dhajinta Sawirka Xasan Sool maxay ugoyn kartaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh marna lagama filayo wax dan u ah Qof kasoo jeeda Beesha Daarood in uu sameeyo si walba oo Dhulka layskugu dhigo oo layskugu jilciyo.

    Gudoomiyaha Gobolka Sool xataa uma aqoonsanayo Qof kasoo jeeda Daaroodka Sool dega.

    Ma dhici doonto in uu kala qaybiyo waxa uu uyaqaan Dhulweynaha Somaliland,waxuuna aaminsan yahay oo ku ficil tamayaa ilaalinta Somaliland.

    61-ka Xildhibaan ee Beesha Direed,ayaa uga muhiimsan 8-da Beesha Dhulbahante mana jiro Daarood midaysan oo miisaan leh.

    Tima-cade Guulwadayntiisu Sool waxba uma goynayso ee isagay Qado ubislaynaysaa.

    Xildhibaanada tagey Laascaanood in lagu niyad xumeeyo Hargaysa oo Shacabka Niyada loogu dhiso ma’ahee Calaf iyo Saldano masoo kordhin.

    WQ:-Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.