Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mashruuca Garacad waa aragti hirgashay oo hadana mira dhashay
    Somalia

    Mashruuca Garacad waa aragti hirgashay oo hadana mira dhashay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dekeda Garacad oo weli ku jirta Dhismaheeda lagu dhamaystirayo,ayaa hadana qaybaha la diyaariyay,waxaa ka dega Badeecado.

    Garacad waa Mashruuc ay reer Puntland kaga qaybgaleen tartanka Ganacsiga Geeska,kaasoo soo jiitay guud ahaan Somalida.

    Ku dhawaad 10-Bilood oo ay ufurnayd kasoo degida Badeecadaha kala duwan,waxaa kusoo xurtay in ka badan 40-Markab oo waa weyn.

    Garacad aragti hirgashay oo mira dhashay,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Dekeda Garacad oo weli ku jirta Dhismaheeda lagu dhamaystirayo,ayaa hadana qaybaha la diyaariyay,waxaa ka dega Badeecado.

    Garacad waa Mashruuc ay reer Puntland kaga qaybgaleen tartanka Ganacsiga Geeska,kaasoo soo jiitay guud ahaan Somalida.

    Ku dhawaad 10-Bilood oo ay ufurnayd… pic.twitter.com/CF95AhT8SS

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 19, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.